• Link to Facebook
  • Link to LinkedIn
  • Link to Instagram
Call Us Now +27 21 465 6433 | Whistleblower info
Scalabrini
  • Home
  • ABOUT US
    • About Us
    • Our Partners
    • Current Vacancies
  • Services
    • Paralegal And Advocacy
      • Detention and deportation in South Africa
    • Integration Pathways
      • Employment Access
      • UpLearn
      • Sponsorship
    • Wellbeing and Development
    • Child And Youth Care Centre
  • GET INVOLVED
    • Donate
    • Volunteering At Scalabrini
  • MEDIA
    • News
    • Resources
  • Research
  • Contact
  • Donate
  • Click to open the search input field Click to open the search input field Search
  • Menu Menu

Dhammaan caruurta ku nool South Africa, waddani ama ajnabi keey doonaan ha noqdaano e, xuquuq ayay leeyihiin!

Caruurta ajnabiga ah ee ku sugan South Africa waxay leeyihiin xuquuqooyin dhoowr ah si la siman saaxibadooda Koonfur-Afrikaanka ah. Tusaale ahaan, caruurta ajnabiga ee ku dhasha South Africa waa in ay helaan:

Warqadda dhalashada (birth certificate)

Dokumiinti-sharci

isguul-waxbarasho

Isbitaal-adeeg caafimaad.

Mararka qaar, helitaanka adeegyadan kor ku xusan waa adkaan kartaa; sidaas darteed, haddii ilmahaagu culeeys kala kulmo in adeegyadaa helo, waxaan diyaar kuula nahay in aan kugu talo siinno si bilaash ah.

CAAWIN MA U BAAHAN TAHAY?

Haddii aadan Af-Ingiriisi ku hadli karin, isla markaana aad u baahan tahay in lagaala taliyo arrimo ilmahaaga la xiriira, fadlan farriin WhatsApp ah inoogu soo dir telefoonkan: 0782603536, adigoo dhahaya: “ I need advice. I only speak SOMALI”. Laakinse haddii aad Af-Ingiriisi ku hadli karto, fadlan, nagula soo xiriir Af-Ingiriisi. Kadibna si deg deg ah ayaan kuu caawin kareeynaa.

Warqadda dhalashada

Dhammaan caruurta ku dhalata dalkan South Africa-ajnabi iyo waddaniba waa in ay helaan warqadda dhalashada (birth certificate)! Caruurta ajnabiga ah ee ku dhasha waddankaan South Africa waa in ay helaan waqadda dhalasho (birth certificate); laakinse, mararka qaar, aad ayay ugu adag tahay waalidiinta in ay u helaan caruurtooda.

Sidaas darteed, haddii ilmahaaga ah uu dhibkaan soo wajaho, fadlan, inoo kaalay, waxaana diyaar u nahay in aan kugu talo siinno si bilaash ah.

Haddii aadan Af-Ingiriisi ku hadli karin, isla markaana aad u baahan tahay in lagaala taliyo arrimo ilmahaaga la xiriira, fadlan farriin WhatsApp ah inoogu soo dir telefoonkan: 0782603536, adigoo dhahaya: “ I need advice. I only speak SOMALI”. Laakinse haddii aad Af-Ingiriisi ku hadli karto, fadlan, nagula soo xiriir Af-Ingiriisi. Kadibna si deg deg ah ayaan kuu caawin kareeynaa.

Dokumiinti-sharci

Waddan kale miyaad ka soo jeeddaa? Dhammaan ajnabiga ku sugan South Africa oo carruurtaada ku jiraan waxay u baahan yihiin in ay heeystaan fiiso sax (valid visa) ah ama dokumiinti-oggolaansho (permit) sax ah.

Mararka qaar, in adiga iyo carruurtaada aad heshaan dokumiinti sax ah aad bay u adag tahay, laakinse, dokumiintiga aad buu muhiim u yahay.

Haddii lacalla adiga iyo carruurtaadaba aad dhib kala kulnataan in aad heshaan dokumiintiyadan waxaan diyaar kuula nahay in aan kuugu talo siinno si bilaash ah.

Haddii aadan Af-Ingiriisi ku hadli karin, isla markaana aad u baahan tahay in lagaala taliyo arrimo ilmahaaga la xiriira, fadlan farriin WhatsApp ah inoogu soo dir telefoonkan: 0782603536, adigoo dhahaya: “ I need advice. I only speak SOMALI”. Laakinse haddii aad Af-Ingiriisi ku hadli karto, fadlan, nagula soo xiriir Af-Ingiriisi. Kadibna si deg deg ah ayaan kuu caawin kareeynaa.

Isguul-waxbarasho

Dhammaan caruurta ku sugan South Africa, ha noqdaan South Afrikaan ama ajnabi keey doonaano e, waxay xaq u leeyihiin in ay waxbarasho helaan oo ay isguulka aadaan! Caruurta ajnabiga ah ee ku sugan South Africa xaq ayey u leeyihiin in ay isguul helaan si la siman saaxibadooda Koonfur Afrikaank ah.

Haddii aad dhib kala kulanto in aad isguul u hesho ilmahaaga, waxaan diyaar kuula nahay in aan kugu talo siinno, kugu caawinno si bilaash ah.

Haddii aadan Af-Ingiriisi ku hadli karin, isla markaana aad u baahan tahay in lagaala taliyo arrimo ilmahaaga la xiriira, fadlan farriin WhatsApp ah inoogu soo dir telefoonkan: 0782603536, adigoo dhahaya: “ I need advice. I only speak SOMALI”. Laakinse haddii aad Af-Ingiriisi ku hadli karto, fadlan, nagula soo xiriir Af-Ingiriisi. Kadibna si deg deg ah ayaan kuu caawin kareeynaa.

Isbitaal-adeeg caafimaad

Waddankaan South Africa, dhammaan carruurta-ajnabi ama waddani keey doonaan ha noqdaano e, waxay xaq u leeyihiin in ay helaan adeeg caafimaad! Waddankaan South Africa, carruurta ajnabiga ah waxay xaq u leeyihiin adeegga caafimaad ee dawladda bixiso (public health care) si la siman saaxibbadooda Koonfur-Afrikaanka ah.

Haddii ilmahaagu uu dhib kala kulmo helitaanka adeeggan caafimaad, waxaan diyaar u nahay in aan ku siinno talooyin muhiim oo bilaash ah.

Haddii aadan Af-Ingiriisi ku hadli karin, isla markaana aad u baahan tahay in lagaala taliyo arrimo ilmahaaga la xiriira, fadlan farriin WhatsApp ah inoogu soo dir telefoonkan: 0782603536, adigoo dhahaya: “ I need advice. I only speak SOMALI”. Laakinse haddii aad Af-Ingiriisi ku hadli karto, fadlan, nagula soo xiriir Af-Ingiriisi. Kadibna si deg deg ah ayaan kuu caawin kareeynaa.

Return to Main page

Pages

  • About Us
  • Af-Somali Ayaan Ku Hadlaa (Somali)
  • Angolan Cessation
  • Birth Certificate
  • Child And Youth Care Centre
  • Children’s Rights
  • Children’s Services
  • Contact
  • Current Vacancies
  • Detention and deportation in South Africa
  • Documents
  • Donate
  • Donation Confirmation
  • Employment Access
  • Employment Skills Hub
  • English School
  • Feeling Safe at the Scalabrini Centre
  • Foreign Professionals Desk
  • Health
  • Help Desk
  • High Level Advocacy
  • Home
  • Integration Pathways
  • Je Parle Français (French)
  • Job Placement Service Application
  • Knowledge Base
  • Mens Platform
  • Nalobaka Lingala (Lingala)
  • New Employment Access
  • New Employment Helpdesk
  • New Welfare
  • New Women’s Platform
  • News
  • News
  • Ninazungumza Kiswahili (Swahili)
  • Our Partners
  • Our Story
  • Paralegal And Advocacy
  • Privacy Terms & Conditions
  • Products
  • Real Migration Gallery
  • Research
  • Resources
  • Sample Page
  • SASSA Grants
  • Scalabrini in Johannesburg
  • School
  • Services
  • Skills Training
  • Sponsorship
  • Test
  • Test Resources
  • Test template
  • Transparent Header
  • Unite Youth
  • UpLearn
  • Volunteering At Scalabrini
  • Walk-In Advice And Referral Service
  • Welfare
  • Wellbeing and Development
  • Women’s Platform

Categories

  • #HelpingHandsSGBV
  • 16 Days of Activism
  • Angolan Cessation
  • Annual Reports
  • Infographics
  • News
  • Press Statements
  • Reports
  • Research
  • Resources
  • Scalabrini News
  • Scalabrini stories
  • Submissions
  • Uncategorised
  • Videos
  • Volunteer stories

Archive

  • August 2026
  • July 2026
  • May 2026
  • February 2026
  • September 2025
  • August 2025
  • June 2025
  • May 2025
  • January 2025
  • November 2024
  • September 2024
  • July 2024
  • June 2024
  • May 2024
  • February 2024
  • November 2023
  • September 2023
  • July 2023
  • June 2023
  • May 2023
  • April 2023
  • March 2023
  • February 2023
  • January 2023
  • December 2022
  • November 2022
  • October 2022
  • September 2022
  • August 2022
  • July 2022
  • June 2022
  • May 2022
  • March 2022
  • February 2022
  • January 2022
  • December 2021
  • November 2021
  • October 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • June 2021
  • May 2021
  • April 2021
  • March 2021
  • February 2021
  • January 2021
  • December 2020
  • November 2020
  • October 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • July 2020
  • June 2020
  • May 2020
  • April 2020
  • March 2020
  • February 2020
  • January 2020
  • December 2019
  • November 2019
  • October 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • July 2019
  • June 2019
  • May 2019
  • April 2019
  • March 2019
  • February 2019
  • January 2019
  • December 2018
  • November 2018
  • October 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • July 2018
  • June 2018
  • May 2018
  • April 2018
  • March 2018
  • February 2018
  • November 2017
  • October 2017
  • September 2017
  • July 2017
  • June 2017
  • May 2017
  • April 2017
  • March 2017
  • November 2016
  • October 2016
  • September 2016
  • June 2016
  • May 2016
  • April 2016
  • March 2016
  • January 2016
  • September 2015
  • July 2015
  • May 2015
  • April 2015

To welcome, to protect, to promote and to integrate, people on the move into local communities

Quick Links

  • Services
    • Paralegal And Advocacy
    • Welfare
    • Employment Access
    • English School
    • Women’s Platform
    • Unite Youth
    • Child And Youth Care Centre
    • UpLearn
  • Get Involved
    • Volunteering At Scalabrini
    • Volunteer Application
  • Children’s Services

Connect with us

Additional Information

  • Privacy Terms & Conditions
  • PAIA Manual – SCCT
© 2023 Scalabrini built by NSDigital Consulting | All Rights Reserved
Link to: Je parle français Link to: Je parle français Je parle français Link to: Nalobaka Lingala (Lingala) Link to: Nalobaka Lingala (Lingala) Nalobaka Lingala (Lingala)
Scroll to top